Waa kullan dadweyne uu marti ku yahay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaliya Md. Xamse Cabdi Barre, kaas oo ka dhici doona hotel Jazeera, maalinta Khamiista, taariikhduna ku beegantahay 22-ka bisha August, 2024.
Kullankan waxuu u furanyahay dadweynaha, gaarhaan ardeyda, cilmi baarayaasha, ururada bulshada, warbaahinta iyo aqoonyahanka Soomaliyeed.
Ka soo qeybgal wacan.